(Akhriso) Afhayeenkii hore ee Farmaajo oo ka hadlay War lagu faafiyay Idaacada BBC-da

Afhayeenkii hore ee Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mohamed Abdullahi Farmaajo ayaa beeniyey war ay dhowaan sii deysay idaacada BBC-da oo ahaa Farmaajo uu labo jeer la kulmay xiligii uu Madaxweynaha ahaa RW hore ee Yuhuuda Benjamin Netanyahu, iyadoo warkaas laga xigtay Wargeyska The Times of Israel “Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka … Continue reading (Akhriso) Afhayeenkii hore ee Farmaajo oo ka hadlay War lagu faafiyay Idaacada BBC-da